Sidee Farmaajo iyo wafdigiisa loogu soo dhoweeyey Magaalada Istanbul? (Sawirro)

Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Saynab Cabdi Macallin iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaarey magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Farmaajo iyo Wafdigiisa ayaa waxaa halkaas soo dhoweyn heer sare ah ugu sameeyey Masuuliyiin Sarsare oo ka tirsan Dowladda Turkiga iyo Safiirka Somalia u jooga dalka … Continue reading Sidee Farmaajo iyo wafdigiisa loogu soo dhoweeyey Magaalada Istanbul? (Sawirro)